Madasha Xisbiyada oo eedeeyey Mid ka mid ah dowladaha deriska la ‘ah Somalia (Akhriso)
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay ku midoobeen Madaxweynayaashii hore ee Somalia iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa ku eedeeyey ciidamada Itoobiya iney fara gelin ku hayaan maamulka gobolka Gedo, ayna kala qeybinayaan maamulka halkaas ka jira. Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed